Askari dil naxdin leh ka geystay Magaalada Jowhar oo xabsiga la dhigay

Askari ka tirsan ciidamada dowlada ayaa magaalada Jowhar ku dilay maanta gabar 9 jir aheyd xili ay ka qeyb  qaadaneysay dabaaldega munaasabada Ciidul-fitriga. Dilka naxdinta leh ee loo geystay gabadhan ayaa ka dhacay Suuq lagu iibiyo qaadka oo ku yaalla Magaalada Jowhar sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah. Wararka ayaa intaas ku daraya in … Continue reading Askari dil naxdin leh ka geystay Magaalada Jowhar oo xabsiga la dhigay